Lacag ka samee Blogging adigo somalia joga ?

What is Blogging ?

--Advertisements--

Blogging waa inad maqaalo soo dhigtaa website aad adigu leedahay, Websites kana waxa ay ukala baxaan 2 qeybood qeyb free ah iyo qeyb aad iibsaneyso

Qeybta free-ga ah waxa bixiya website-ka loo yaqaano blogger , halka qeybta kale ay bixiso wordpress, Waxana lagaga bahanyahay inad iibsato hosting iyo domain

Hosting oo ah kirada websiteka iyo domain oo ah magaca websiteka, Si aad ugu iibsatana waxaa jira platforms ama shirkado lga iibsado hosting iyo domainska

--Advertisements--

Hadii aan ku horamaro shirkadaha hosting-ka bixiya waa kuwan ” Interserver, hostigator, namecheap iwm”

shirkadaha domainska bixiyana waa kuwaan ” Porkbun, godaddy, Iwm

Waa maxay website monetization Blogging ?

Webisteka monetization waa inad lacag ka sameyso websitekaga adigoo qoraalo soo dhigaya, Si aad lacag ugu sameyso waa inad 2dan arin mid sameysa ama labadoodaba aad sameyso

1: Inad furato google adsesne

Google adsense waa shirkad xayeysiin taaso lacag kugu siin donta xayeysiimo ay soo gilin donta websitekaga aad qoralada soo dhig dhigto, tusaale websitekan aad kujirto ookale,

Sidee ku furan kartaa google adsesne ?

Waa inad sharuudaha google adsense buuxisaa waxaana soo gilinay sharuudaha telegram channelkeena : xirfad.online

2:Affiliate marketing

Waa inad la xiriirto companyo waaweyn sida namcheap ama alibaba ookale kadibna aad iska diwangeliso affiliate porgramkooda sidasna aad commission ku hesho

Insha allah course free ah ayan idin soo gilin dona oo kusaabsan google adsense haddii aad daneyneeso commentga hose noogu reeb fikirkaga

Wixii fahfahin nagala soo xiriir whatsapp 0616992724

WQ: Buzuri Aweis

--Advertisements--

26 Replies to “Lacag ka samee Blogging adigo somalia joga ?”

Comments are closed.