Ku shaqee 500$ bishii Freelancing
Freelancing Waa In Aad Si Madax Banaan U Shaqeysatid Intii Aad U Shaqeyn Lahayd Qof Kale. Markan Ka Fiirinayo Dhanka Dhaqaalaha, Dadka Waxey Aad Waayahan Oga Hadlaan Freelancing-Nimada Si Xad Dhaaf Ah . Cilmi-Baaris Ay Sameeyeen Shirkadaha Caanka Ku Ah Freelancing-Nimada, Waxey Sheegeen In 57 Million Oo American-Ah Ay Qabteen Shaqadan Sanadkii 2019.
SIDEE BEY U SHAQEEYAAN FREELANCERS-KA?
Freelancers-Ka Waxey Lacagtooda Helayaan Markii Shaqada Loo Direy Ay Soo Qabtaan.Tusaale, Qof Baa U Dirsatey In Uu Kuu Sameeyo Website, Markuu Website-Ka Kuu Sameeyo Oo Shaqada Dhameeyo, Adna Lacagta Siineysaa.
Sidoo Kale Heshiiska Waxaa Ku Jiro, Intaa Maalmood Uu Shaqada Kugu Dhameenayo Iyo Qiimaha Uu Shaqada Kugu Qabanayo.
SIDEE LA ISKA DIWAAN GALIYAA ?
Waa Fudeed, Waxaa Boqoneysaa Website-Yada Ay Ka Mid Yihiin, Fiverr.com , Upwork.com Iyo Freelancing.com .
Kadibna Waad Iska Diwaangalineysaa Sidoo Kalana Ku Qoreysaa Shaqada Aad Qabaneysid. Video-Gan Daawo Oo Aan Ku Sharaxayo Qaabka La Iskaga Diwaangaliyo Sidoo Kalana Service Fiican Loo Bixiyo.
MAXEY DADKA U NOQDAAN FREELANCERS ?
Freelancing-Ka Wuxuu Ku Siinayaa Xoriyad Dhanka Waqtiga Ah. Waxaa Dooran Kartaa Xiliga Aad Rabtid In Aad Shaqada Qabatid, Sidoo Kale Waxaa Dooran Kartaa Marka Hore Nooca Shaqada Aad Qabaneysid Iyo Macmiilka Aad Rabtid In Aad U Shaqeysid. Marka Aad Tahey Freelancer Adaa Madaxweyne Isku Ah.
LACAGTA LAGA HELO FREELANCING-KA
Waxey Ku Xiran Tahey Lacagta Aad Helaysid Nooca Shaqo Ee Aad Qabaneysid Laakiin Saacadii Waxaa Ku Shaqeyn Kartaa $10 Ilaa $30.
Waxaa Macquul Ah In Ay Bishii Kaasoo Gasho Lacag Dhan $100 Ilaa $500.
SHAQOOYINKA LOOGA SHAQEYSTO FREELANCING-KA
⦁ Transcription
⦁ Presentation Design
⦁ Graphic Design
⦁ Copywriting
⦁ Proofreading
⦁ Content Writing
⦁ Ecommerce Website Development
⦁ QA & Testing
⦁ Web Design
⦁ Web Development
⦁ Accounting
⦁ Financial Management
Gunaanad
Freelancing-Nimada Waa Qeyb Ka Mid Ah Qaababka Online Ka Lacag Looga Sameeyo. Waa Shaqo Aad U Xoriyad Badan Oo Xataa Adoo Safar Ah Baad Ku Shaqeysan Kartaa , Kaliyah Markasta Waxaa U Baahantahey Laptop, Internet Iyo Adigoo Markaas Shaqada Qabta. Youtube Channel Kayga Waxaa Ka Helaysaa Videos Badan Oo Aan Ka Sameeyey Suuqan.
Appkan Wan sodag San wayay se usodagsadaa mise masodagayo yaa noshego
Saciid
jacelku waa wax jura waayo haduu jaceyl jurin duniduba ma badateen
Aniga waxan aqan oo kaliya afsomali wayo mabaran xirfad kale ama lemaba barin
Hello iam faiza
Hello iam faiza
War Anigu Ma Aqaan English Ha Ila
isoo Dhawweyo
Soo dhawaawo marwo
I really need money in my life
I am ready to work in this website as soon as possible
Thanks
Waxtarkina wan ku kal sonahay
Wanna kuma had santihiin cawinadiina aad cawinaysaan walaalihiin soomaaliyeed
Guul ayaan iinrajeynaa i.a
I am really to work website
Waxan raba inan halkan kaga faidayso wakhtigayga Habka online kana An Wax ku barto
This website is very interesting
Sidee loo soo dagsadaa iisheg wll
Thanks so much
Shaqada qabanayo mexeysan tahay wahadi wax laku helayo
Halaisoodhaweyo
Thanks you so much
Thanks you my pro