How to make money from adsense: lacag kasamee

How to make money from adsense: sida lacag looga sameeyo adsense.

--Advertisements--

Ugu horeyn waa maxay adsense oo adsense maxaad ka taqaana, Adsense waa shirkad ay leedahay google waxaana la aasaasay 2003 shirkadan waxaa jirta shirkad kale oo qasab tahay inaad fahanto oo ladhaho google ads waa 2 shirkadood oo kala duwan balse google ay wada leedahay shirkada loo yaqaano google ads waxee qabata in ganacstada aduunka joogaan ay gashtaan lacago si xayeysiin loogu sameeyo ganacsigooda sheekada halkaas markee mareyso shirkada ladhaho google adsense lacagahii io xayeysimihii google ads lasoo gashtay ayee waxee kuu suuragalineysaa inaad websitekaaga geshato oo xayeysinta ay websitekaaga kasoo muuqato hadaba waxaa sidaas kusoo baxay oo imaanaya google adsense oo ku fududeeneysa in shirkadahas xayeysiimaha sameesanaya ay websitekaaga kasoo muuqdaan.

 

Google adsense waxay leedahay sharciyo iska fudud oo dhaqsi laguugu soo aqbali karro sharciyada waxaa kamid ah in websitekaaga aadan soo gelinin waxyaabo kahadlaya sida hackingka, dilka io kufsiga io waxyaabaha argagaxa leh waxyaabahas oo idil waa ay kaa fiirineysaa markaad rabto in google adsense ay kusoo aqbasho sidoo kale google adsense waxay leedahay wax loo yaqaano crawlers ama bots kuwaas oo sifudud usahlaya inee siiyaan xogta websitekaaga oo waqtiga lasameeyay qoraalada kujira io waxwalba ay ubaahnan lahayen sifudud ayee ku ogaan karaan hadaba waxaa loo baahanyahay in websitekaaga aad kadhigto mid soo jiidasho io waxtar leh hadaba si aad adsense udalbato shuruucda hoose raac.

--Advertisements--

 

 Waxaad ubaahantahay website.

intaadan damcin inaad lacag kasameeso google adsense waxaad ubaahantahay website tusaale markaad youtuber tahay oo aad lacagta furaneeso adigoo channel la’aan ah lacag miyaa kuu bilaabaneysaa waa sidaas ookale waxaad ubaahantahay marka hore website, websitena uma baahnid inaad develop gareeso oo waxaa isticmaali kartaa waxyaabaha loo yaqano cms ookuusahlaya website casri ah inaad kasameesato sida softwareka wordpress.

websiteka wuxuu kaaga baahanyahay inaad doorato magac io hosting magaca websitekaa aad kusameesan laheyd io meesha ad kasameen laheyd 2daas ookaliya ayaa kaa xigta inaad website hesho tusale websiteka aad hadeertaan wax ka aqrisaneeso waxaa ladhaha  okhit.co.uk sidaas okale waxaad ubaahantahay magac aad doorato io inaad soo install gareeso waxyabahas oo idil courses ayaanu kabixnaa io waa sameena oo website dhameestiran macal adsense ufuranyahay waa sameena $15 ayaa kusameena hadaad howlahas dhan aad rabto in laguu qabto waad nalasooxiriiri kartaa numberkaan whatsappka   252614125776.

DHigaalo inaad soodhigto.

markaad soo sameesato websiteka kadib waxaa kuxigta in websiteka aad soo geliso dhigaalo ama qoraalo sida inaad kahadasho siyaasada ama caafimaadka ama waxbarasho waxa kuu fudud aad isleedahay waad kahadli kartaa ugu yaraan 10 dhigaalo oo habeesan inaad soo qorto courses free ah ayaa jira oo kubaraneeso sida dhigaalo loo dhigo websitekaaga oo hadaad rabto si free ah ayaa casharadas uheleysaa hadaadan rabin inaad qortana waa laguu qoraya adigoo nalasoxiriiraya.

 

About us and privacy policy.

Hadda websiteka waa kuusameesanyahay qoraalana waa soodhigty waxaa kuu xigga inaad kusoo darto important pages waxa loo yaqaano oo ah about uska io privacy policy io contact us inaad kusoo darto oo kuwaas afsomali ayaad kuqoran kartaa lkn privacy policyga waxaad ubaahantahay website kuu sameeya waxana ugu fiican websiteka loo yaqano policymaker   

Hada waxaad joogtaa stepkii udambeeyay oo aad kudalban laheyd adsense pageskaas markaad kusoo darto waxee cadeenayan inaad tahay website sharciyeesan hadaad kuwareertay qoraaladan dhibmalahan waad nalasoxiriri kartaa waa ku caawineena.

 

Dalbashada adsense

Si aad adsense udalbato hada waxaad ubaahantahay inaad raacdo linkigaan    adsense

linkigaas si toos ah wuxuu kuu geynaya pageka adsensiga oo aad ka arki karto sharxaad badan oo halkaas ayaad kadalbaneeso gmail kusameeso ayuu kuleeyahay gmailkaaga markaad gashato kadibna websitekaaga io meesha aad joogto ayee kuweydinaya sida  kaaga muuqata sawirka

 

kadibna waxaa kuu soobaxeysa start using adsense oo sidaas ayaad kusmeesatay ciwaankaga adsensiga oo google ayaga ayaa fiirinaya websitekaaga hadee so aqbalaan io hadii kale fariin ayee kuusodirayan  hada websitekeena aad wax ka aqrisaneeso waxaa macquul ah inaad ku aragto xayeysiimo qoraalada dhexdeeda soo galeysa waa sidaas adsense oo xayeysiimaha sidaas ayee websitekaaga usoo geli doonaan.

Hadii aad kuwareertay ganacsigan fadlan nala soxirir si faahfaahsan oo dhameestiran wsc..

--Advertisements--

13 Replies to “How to make money from adsense: lacag kasamee”

Comments are closed.