Dhaqaalo samee adoo kaliya suaal kajawabaya.

Kaliya suaalaha xoos kuxusan ayaad kajawaabeysa maalinwalbana suaalo cusub ayaa lagu sodaraa io challenges suaalahana waa kuwa cilmiyeesan io marmar waxyaabo hal xiraale soo galayo wax adag ma ahan google ama meelo kale waad adeegsan kartaa lkn kaliya suaasha aad kajawaabeeso inaad fahanto isku day anaga muhiimadeena waxay tahay in websitekeena adigoo wax kabaranaya aad daqli kasii sameeso welina mee dhicin website somali ah oo lacag bixinaya maadama anaga ugu horeena adinka aa tihin dadka ugu horeeya ee kaqeyb qaadanaya nasiib wacan suaalahana hoos ka eeg.

--Advertisements--

 

Suaasha 1aad:  waxaad sheegtaa ninka lagu magacaabo elon musk shirkadaha uu leeyahay magacooda io waxa ay qabtaan.

suaasha 2aad> waxaad sheegtaa goortii ladhisay websiteka caanka ah ee wikipedia sanada ladhisay oo kaliya.

--Advertisements--
--Advertisements--

163 Replies to “Dhaqaalo samee adoo kaliya suaal kajawabaya.”

  1. 1:Elon musk shirkadihiisa waxaa kamid
    TESLA/SPACEX/NEURELINK.
    TESLA:Waxey soo saartaa gaadiidka korontada ku shaqeeya.
    2:Website_ka caankaa ee Wikipedia waxa la aasasey sanadii 2001

  2. 1: Elun musk shirKadaha uu leeyahay waxa ka mid ah:
    #:spacex,tesla,neurelink
    Shaqooyinka ay qaptaan waxa mid ah gaadiidka korontada ku shaqeeya oo ay so saaran.
    2: websiteka waxa la asaasay sanadkii 200dii.

  3. 1: Elon musk companydiisa waxaa kamida “CEO of tesla – Spacex”
    a. Tesla: waxay soo saartaa gawadhida ku shaqeeya electrical ka
    b. Spacex: waxa weeye shida soo saarta dayax gacmeedada

    2: website canka ah ee Wikipedia waxaa la aasasay sanadu markay ahayd 2001

  4. 1:Elon Musk waxa uu leeyhy ,laba shirkadood oo kala ah
    *space x: dayax gamceeedada ayaa ay dirta
    *Tasla: waxa ay soo saartaa gawaadhida ku shaqeeya (solar system) cacdeeda

    2: website ka wikipedia waxa la aasaasay ,
    January 15,2001

  5. 1: Elon musk waxa shirkadihiisa ka mida
    Tesla,space,neutering
    Tesla: waxay soo saarta gaadiidka
    2: waxa la aas aasay website caanka ah ee wikipedia sanadii 2001

  6. Elon musk waxa shirkadihiisa ka mida
    Tesla,space,neutering
    Tesla: waxay soo saarta gaadiidkwaxa la aas aasay website caanka ah ee wikipedia sanadii 2001

  7. Magacaygu waa cabdale wana ku farax sanahy inaa halkan ka bilaabo shaqo

  8. Elon musk waxa shirkaddihiisa ka mida
    Tesla, spacex, neutering
    Tesla waxay soo sarta baabuurta
    Waxa la aas aasay website caanka ah ee wikipedia sanadii 2001

  9. Elon musk waxa shirkaddihiisa ka mida Tesla, spacex, neutering Tesla waxay soo sarta sawirka Waxa la aas aasaska website caanka ah ee wikipedia sanadii 2001

  10. 1/Elon musk waxa shirkaddihiisa ka mida
    Tesla, spacex, neutering
    Tesla waxay soo sarta baabuurta
    2/Waxa la aas aasay website caanka ah ee wikipedia sanadii 2001

  11. Elan mosk shirkadihiisa waxaa ka mida tesla specex
    Tesla_ wexey soo soosaartaa gawaarida ku shaqeeya korontada
    Spacex_ farsamada dayax gacmeedka
    2:website caanka ee Wikipedia waxaa lasoo saaray sannadkii 2001dii

  12. 1;Elon musk shirkadihiisa waxaa kamid
    TESLA/SPACEX/NEURELINK.
    TESLA:Waxey soo saartaa gaadiidka korontada ku shaqeeya.
    2:Website_ka caankaa ee Wikipedia waxa la aasasey sanadii 2001

  13. Elon mask waa nin malqaben ah
    Waxuna leyahay shirkado badan sida:
    TESLA#SPACEX#NEUTERING
    hadana wxa weyan ninka adunka ugu melqabeysan .

  14. 1:Elon musk shirkadihiisa waxa kamida TESLA/SPACEX/NEURELINK.
    TESLA:Waxey soo saartaa gaadiidka korontada ku shaqeeya.
    2:Website_ka caanka ah ee Wikipedia waxa la asasey sanadii 2001.

Comments are closed.