Amazon affiliate for audiobooks ganacsi

Waa maxay amazon?

--Advertisements--

dhamaanteena waan lawada soconaa amazon shirkada ay tahay waxaaba macquul ah inaad onlineka marar badan aad kadalbatay alabo adigoo adeegsanaya shirkadan waa shirkada ugu ween dhanka ecommerciga waxaana la aasaasay 1994 waxaana aasaasay jeff bezos ninka 2aad ee dunida ugu taajirsan amazon.com

qaabab badan lacag looga sameeya aya jira oo ah inaad kamid noqoto ganacsatada alaabaha ku iibiya sidoo kale waxaa kaloo jiraa qaabab badan io fursado badna ay shirkadan bixiso sanadwalbana adeeg cusub oo bulshada lacag ay kafaaidi karaan ayee sameesaa waxaana kamid ah barnaamijka loo yaqano amazon associates oo ay awood kuusiineeso inaad sii iibiso alaabaha amazon

adigoo commision kuqaadanaya waxaa kaloo jira barnaamijkeena maanta uu kusaabsanyahay waxa loo yaqano amazano audible ama amazon qeybteeda buugaagta amazon waxay leedhay qey buugaag lagu iibiyo waxana kujiraan in kabadan 200k buugaag oo cod ahaan loo diyaariyay daqli badan ayee kasameesa sidoo kale

--Advertisements--

adna waxaad uga faaidi kartaa inaad sameeso waxa loo yaqano promotion ama aad sii xayeysiiso linkiga shirkada marwalba aad qof kusoo xirtana waxay kusiineysa $5 waxay leedahay shirkadan trial oo qofka marka ugu horeysa wax lacag ah mabixinayo si free ah ayuu bugagta dhan kudhageesanaya kadib 30maalmood kadib ayee weydiinayan inuu rabo inuu siiwato oo uu baxo qidmada haduu diido oo uu iska cancel gareeyo qofkii aad keentay waxaad heleysaa ookaliya 5dollar balse hadu bixiyo lacagta waxaad heleysaa $15

halkii qof waxaa kaabadan inaad keento 10 ama 20qof asxaabtada kamid ah, mida kale hadii aad rabto inaad lacago waa weeyn kasameeso ganacsigan waxaad sameen kartaa advertisement sida fb ad io google ad inaad isticmaasho amaba tiktok midaasna waxay kaa sacideysa inaad hesho dad badan oo aad adeegan kuxirto maadama uusan aheen lacag.

lacagta waxaad heleysaa 30dollar markaad gaarto oo ah 2sales ayee udhiganta marwalba 30dollar gaarto waad labixi kartaa lacagtada amazon gift cards ama bank ayaadna lacagtaada kuqaadaneysa hadii aad heesato banks caalami ah ama premier bank.

buugaagta kujiraan waa buugag qaali ah oo qiimo kufadhiyaan qofka aad keento waa uu xiiseenaya oo uu jeclaanaya inuu dhageesto buugaagta sidaa darteed waxaa soo jiidan kartaa dad badan markaad lacag fiican kasameesana waa iska dhaafi kartaa oo ganacsiyo kale waad kafuran kartaa iska yar ama kuwa lamid ah affiliates kuwa ah ayaad kubiiri kartaa balse shirkadaha ugu wanaagsan aduunka ee affiliate ahaan lola shaqeeya waxaa ugu wanaagsan amazon maadama ay tahay shirkad sanado badan aasaasan sidoo kale caan ah oo dadkana sifudud aysan kudhibin in lacagtooda ay labaxan.  hadaba wixii sual ah qeybta commentiga.

 

linkiga waa kana halkaan iska diiwangeli oo emailkaaga io  informationka geli kadibna ayaga ayaa kusodiraya linkiga aad xayeysiineeso     Amazonaudiobooks

--Advertisements--

15 Replies to “Amazon affiliate for audiobooks ganacsi”

  1. This is the right website for anybody who wants to find out about this topic. You understand a whole lot its almost tough to argue with you (not that I personally would want toÖHaHa). You definitely put a new spin on a topic which has been written about for years. Excellent stuff, just excellent!

Comments are closed.