30cent hel marwalba aad shaqo qabato.

Halkaan waxaa lasoo gelin doona offer walba aad lacag uga sameen laheyd io shuruuda halkan ayaad marwalba kalasoconeeysa oo waqti walba update ayaa lagu sameeya wax cusubna waa lagu sodira waxyaabaha aad qabaneeso hada oo aad lacagta kuheleyso hoos ayee kuxusanyahiin sidagan uaqri una raac tilmaamaha.

--Advertisements--

 

Offer1:

waxaad kasoo hadashaa 1pragraph kusaabsan waxa aad ka aaminsantahay jaceylka waxaadna kuheleysa $.30cent afsomali ayaa lagaa doonaya inaad kusoo qorto kadibna waxaad kusodireysaa live chatka kuu soo muuqanaya waa lagaa check gareenaya islamarkaasna waa laguu soodiraya 30cent.

 

--Advertisements--

Offer2:

waxaad sheegtaa websitekii ugu horeeyay xilliga la aasaasay io magaciisa suaashana waxaa kuxusan oo aad kuheleysaa $.30cent  si lamid ah jawaabtana live chatka ayaad kusoodireysaa waa lagaa hubinaya adigoo sooqoraya magacaga io numberka laguugu diraayo.

 

--Advertisements--

234 Replies to “30cent hel marwalba aad shaqo qabato.”

  1. 1. Jacaylka wxan ka aaminsanahy inuu yahay wax jira kuna beerman qalbiyada bini’aadamka, Jacaylku wuxuu wataa raxmad iyo naxariis ugaar ah marka aad haysato qofka aad jeceshahy ama aad ka heshay
    2.magaca websiteku waa corn, wxana la sameyy hilaadii 1991-6-Aug.

  2. Erayga jaceyl waa eray qurux badan, waa dareen farxad leh laakin nasiib daro dadkoo dhan mawada dareemi karaan. Marka aad qof si dhab ah u jeclaato waxaa dareemeysaa dareen waali ah, haddii aan si kale u iraahdo dareen aanan caadi ahayn, kaaga daran waxa uu wataa farxad jaceyl. Ma wato farxad jaceyl oo kaliya ee sidoo kale waxa uu wataa kalsooni jaceyl.

  3. 1. Jacaylka wxan ka aaminsanahy inuu yahay wax jira kuna beerman qalbiyada bini’aadamka, Jacaylku wuxuu wataa raxmad iyo naxariis ugaar ah marka aad haysato qofka aad jeceshahy ama aad ka heshay
    2.magaca websiteku waa corn, wxana la sameyy hilaadii 1991-6-Aug.

    1. 1.Erayga jaceyl waa eray qurux badan, waa dareen farxad leh laakin nasiib daro dadkoo dhan mawada dareemi karaan. Marka aad qof si dhab ah u jeclaato waxaa dareemeysaa dareen waali ah, haddii aan si kale u iraahdo dareen aanan caadi ahayn, kaaga daran waxa uu wataa farxad jaceyl. Ma wato farxad jaceyl oo kaliya ee sidoo kale waxa uu wataa kalsooni jaceyl.
      2. Magaca website ka wa korn waxana la sameyay 1991 06 August

  4. 1.Erayga jaceyl waa eray qurux badan, waa dareen farxad leh laakin nasiib daro dadkoo dhan mawada dareemi karaan. Marka aad qof si dhab ah u jeclaato waxaa dareemeysaa dareen waali ah, haddii aan si kale u iraahdo dareen aanan caadi ahayn, kaaga daran waxa uu wataa farxad jaceyl. Ma wato farxad jaceyl oo kaliya ee sidoo kale waxa uu wataa kalsooni jaceyl.
    2. Magaca website ka wa korn waxana la sameyay 1991 06 August

  5. 1: Erayga jaceyl waa eray qurux badan, waa dareen farxad leh laakin nasiib daro dadkoo dhan mawada dareemi karaan. Marka aad qof si dhab ah u jeclaato waxaa dareemeysaa dareen waali ah, haddii aan si kale u iraahdo dareen aanan caadi ahayn, kaaga daran waxa uu wataa farxad jaceyl. Ma wato farxad jaceyl oo kaliya ee sidoo kale waxa uu wataa kalsooni jaceyl.
    2. Magaca website ka wa korn waxana la sameyay 1991 06 August

  6. 1. Jacaylka wxan ka aaminsanahy inuu yahay wax jira kuna beerman qalbiyada bini’aadamka, Jacaylku wuxuu wataa raxmad iyo naxariis ugaar ah marka aad haysato qofka aad jeceshahy ama aad ka heshay
    2.magaca websiteku waa corn, wxana la sameyy hilaadii 1991-6-Aug.

  7. 1.jacaylku waa dareen ka imaad qalbiga , waa qadarin, sharfid, xushmayn iyo ixtiraam qoto dheer oo qof u hayo noole, shey, ama qof. Jacaylka ugu quruxda badani waa lamaanaha kaaso jacaylkooda keenayo mustaqbalka awlaad wanaagsan wax bedeli karra. Jacaylku waa dareen farxad badan sidaso kallana dhawac badan.
    2.first website waxaa la asasay 1991 August kaso u asasay saynisyahanka britishka ah Tim Berners-Lee.

  8. 1:Jacaylka wxan ka aaminsanahy inuu yahay wax jira kuna beerman qalbiyada bini’aadamka, Jacaylku wuxuu wataa raxmad iyo naxariis ugaar ah marka aad haysato qofka aad jeceshahy ama aad ka heshay
    2.magaca websiteku waa corn, wxana la sameyy hilaadii 1991-6-Aug.

  9. 1..
    Jacaylku waa waxjira kuna beerma qalbiga bini’aadamka
    Jacaylku wuxuu wataa raxmad iyo naxariis ugaar ah waxaana dareemi kara ruuxuu haleelo ama lanoqda deris
    Waatuu abwaan sangub horay uga yiri ( hadii aan jacayl jirin nimco laguma joogeen)
    Jacaylku waa rabitaan wayn oo soo jiidasho, ka helitaan iyo xushmadna ay ku dheehantahay
    jacaylku ma aha mid lagu qeexi karo ama lagu sifayn karo halqoraal.
    Jacaylka waxaa laga helaa dareemayaasha bini’adamka iyo dhiiga qofka
    Noloshu waxay ka unkantaa meel jacayl kajiro meel nacayb kajirana nolol kama jirto
    Jacayl la’aan waa nolol la’aan
    2.magaca websiteku waa corn, wxana la sameyy hilaadii 1991-6-Aug.

  10. Jaceelka waa dareen kaas oo ka yimaado bani,aadamka aniga ahaan jecelka waxan ka amisanahay in uu yahy nolo naxaris isfahan kalsoni is aminaad isku tanazul intaas in iyo in ka badan ayan ka amisanahay ma qiyaasi karo nolashu hadii ay ahan la heed bilaa jacel si ay noqon laheed
    Sidaas darted jaceelka waa nolo iyo farxada nolosha

  11. Igu horeen jacayl waxaan Ka aamin sanahay inuu yahay Darren kaasoo ku abuurma qalbi walba oo ilaahay subxaana watacaalaa igu talagalay inuu waxjeclaado taasoo keeneesa naxriis firfircooni uu qofka dareemayo.
    Website Ka waxaa la aasaasay 1991/6 August magaca waa corn

  12. 1=Waa maxay jecel? Jecelku waa dareen uu Allah qofka ku beeray qofba qofkale inuu jeclaado jclk waxa uu ka yimadaa qalbiga Ani ahaan waxaan ka aminsnhy jecelka inuu yahy naxariis aad siineyso qofka aad jeceshay sidokel Dhipkiisa aad jeclen markazta aad jeceshy qofkaaz farxadiisa aadan jeclay inaad daqiqad aad waydo maqal kisa aragiisa oo aad tabayso qofkaz
    2= magacad website waa corn waxaa lasameyay 1991 6 August

  13. 1= jecelka waaa erey ka yimaada qalbi naxariis uqaadey qalbi kali inkastoo dadka intooda fara badan aan garaneyn micnaha saxda ah ereyga jcl lkn waa dareen intuusan noqon erey
    Jecelka waa wax kaliya nolasho ay u baahantahay in ay hesho hadii aad hesho qof ku jcl oo si dhab ah kuu daneynaya wax walboo adiga aad tahay kuguna qanacsan ayahay qofkaas waxad heshey qof dacad kuu jcl kuuna daneynayo

    2= magac website ka waa corn waxa la aas aasey 1991/ 6/ August

  14. 1. Jacaylka wxan ka aaminsanahy inuu yahay wax jira kuna beerman qalbiyada bini’aadamka, Jacaylku wuxuu wataa raxmad iyo naxariis ugaar ah marka aad haysato qofka aad jeceshahy ama aad ka heshay
    2.magaca websiteku waa corn, wxana la sameyy hilaadii 1991-6-Aug.

  15. Jacaylku waa naxaris waxan laga hela qalpiyada
    Aaminsan inu jacylka yahay mid jira balse jacylka
    Waxaa keena qofkiyo aad kuusojita ad naxaris kahesho
    Sidaan ognahay jacylka ma ahan wax aad adigu raadsato
    Balse isagaa kusoo raadsada kadibna kugu qasbainad gulesato ama gul daresato
    Magac website waa corm waxa la asaasay 1991.6 August

  16. 1:Jaceylka waan aaminsanHay wana wax jiro lkn ma ahan wax laqeexinkaro uu afka laga shekin karo qofkii arkaa unba daree minkaro
    2 magaca website ka cern waxaa la asasay 1991/6/August
    My number 2546522

Comments are closed.