30cent hel marwalba aad shaqo qabato.

Halkaan waxaa lasoo gelin doona offer walba aad lacag uga sameen laheyd io shuruuda halkan ayaad marwalba kalasoconeeysa oo waqti walba update ayaa lagu sameeya wax cusubna waa lagu sodira waxyaabaha aad qabaneeso hada oo aad lacagta kuheleyso hoos ayee kuxusanyahiin sidagan uaqri una raac tilmaamaha.

--Advertisements--

 

Offer1:

waxaad kasoo hadashaa 1pragraph kusaabsan waxa aad ka aaminsantahay jaceylka waxaadna kuheleysa $.30cent afsomali ayaa lagaa doonaya inaad kusoo qorto kadibna waxaad kusodireysaa live chatka kuu soo muuqanaya waa lagaa check gareenaya islamarkaasna waa laguu soodiraya 30cent.

 

--Advertisements--

Offer2:

waxaad sheegtaa websitekii ugu horeeyay xilliga la aasaasay io magaciisa suaashana waxaa kuxusan oo aad kuheleysaa $.30cent  si lamid ah jawaabtana live chatka ayaad kusoodireysaa waa lagaa hubinaya adigoo sooqoraya magacaga io numberka laguugu diraayo.

 

--Advertisements--

234 Replies to “30cent hel marwalba aad shaqo qabato.”

  1. 1’Jecelka waxan ka amis sanahy inu yahy wax jira waliba bini adanka ku aburma jecel waa dareen cajiib ah marna wuu kafarxiya marna wuu ka oysiya 2.magaca websiteku waa corn, wxana la sameyy 1991-6-Aug. Ayuub maxamed dhaqane 611135801

  2. 1:-JacayLku wa daren awood wayn ilaHyna dadka qalbiyadooda ku aburay qof walbana wx wu jeclada wana naxariis iyo dulqad iyo kala danbayn
    2:- wepsite kii ugU HorEay wUxU aHa wide web waxana la sameeyay 1991
    Cabdisamad saleeban ciise 0633571598

  3. Jacelku waa wax jiro Kuna beerma qalbiga bini adamka jaceylku waxuu wataa raxmad iyo naxariis ugaar ah u hallelujah ama lanoqda deris

Comments are closed.